C/wali Gaas oo qaabilay wafdi uu horkacayey Mr. Fulgencio Guiz Garido (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefdi uu hogaaminayo safiirka Midowga yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Fulgencio Guiz Garido. Gaas ayaa safiirka iyo wefdigiisa la qaatay kulan gaar ah oo ay ku wehelinayeen masuuliyiin ka tirsan goleyaasha Dowladda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland, kadibna … Continue reading C/wali Gaas oo qaabilay wafdi uu horkacayey Mr. Fulgencio Guiz Garido (Daawo Sawirro)